Carlo Ancelotti oo rajo ka muujiyay kooxaha rikoorka cusub dhigi kara
Carlo Ancelotti ayaa u arka kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich iney ku guuleysan karaan sanadkan tartanka Yurub balse Barcelona meesha wuu ka saaray isagoo la hadlayay Corriere dello Sport .