Share with your friends via email

Isir-raaca afka hooyo , aflagaaddo in laga dhaxlo maaha!!

Dagaal afku dirir ah in laga dhaxlo maaha!. Khilaaf iyo xan joogta ah in laga dhaxlo maaha!. Cuqdo iyo xanaaq badan in laga dhaxlo maaha!. Ciilkaambi iyo murugo in laga dhaxlo maaha!. Suugaani waa nabad iyo nagaadi dhaxalkeedu waa farax.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip