Beesha Abgaal Cusmaan oo kulan ballaaran ka yeelatay maamul u sameynta gobolada Banaadir iyo Sh/dhexe + Sawirro
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen dhammaanba waxgaradka, culumaa'udiinka, siyaasiyiinta, xubno horay xilal uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray, haween iyo dhallinyaro ka soo jeeda beesha Abgaal Cus