Dood cilmiyeed looga hadlayay yoolka ay hiigsanayaan dhalinyarada 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo dood cilmiyeedkan lagu soo bandhigay qodobo ka turjumaya mustaqbalka dhalinyarada iyo sidii ay dalka u