Share with your friends via email

Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii arxan darada ahaa ee habeenadii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu halaagay dhalinyaro Soomaaliyeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip