Madaxweyne Xasan: "Isku shaandheynta Golaha Wasiirada ma aha mid dastuurka dalka loo maray"
Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba.