Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta