Share with your friends via email

War murtiyeed culus oo ka soo baxay xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli (Akhriso)

Xildhibaanada taageersan Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray war murtiyeed culus oo ku saabsan mooshinka Baarlamaanka la geeyay ee la doonayo in Isniinta loo qaado codka kalsoonida xukuumadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip