Dhawaan waxaan booqasho ku tagay magaalada Muqdisho oo ay si xoog leh ugu qulqulayaan qurbo joog fara badan oo ka timid daafaha caalamka. Dadka ku nool Muqdisho ayaa u muuqda kuwo sawiro kala duwan iyo qiimeyn kala duwan ka qaatay nuucyada qurba joog