Share with your friends via email

Dhalinta Soomaaliyeedeey Qabyaaladi Qiil ma leh!! (Faallo)

Waxaa maalmahaan goobaha ama baraha bulshadu ku kulanto sida facebook-ga aan ku arkayaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo isku jirta hablo iyo wiilal oo ku hadaaqaya ama ku hadlaya ficilo qabiil wax looga sheegayo ama qabiil ku faanaya dhalinta Soomaliyeed

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip