Ha cuuryaamin Ciyaartooyga K/Cagta, fursad sii berrina ku faan!! (Warbixin)
MUQDISHO: Waxaa Marag ma doonto ah in Isboortiga dalkeena uu ku talaabsanayo horumar dhinacyo kala duwan haba ugu badnaato dadaaladii horumarineed ee baaxadda leh ee ka muuqata Kubadda Cagta dalkeena.