Share with your friends via email

Isbitaalka Digfeer oo Madaxweyne Erdogan loogu magac daray isla markaana xariga laga jaray (Sawiro)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ka mid ah goobaha ay dowladda Turkiga dhistay, isla markaana qalabeyn casri ah ku sameysay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip