Share with your friends via email

Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb Gashay Bandhig Buugaag oo Lagu Qabtay Qaahira

QAAHIRA 30 Janaayo 2015: Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag oo lagu qabtay magalada Qaahira waxaana Soomaaliya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip