Xisbiga Folkpartiet (FP) iyo xisbiga Kristdemokraterna (KD) ee kawada tirsan xulufada mucaaradka ee Alliansen ayaa hindiseyaal ay soo jeediyeen isbuucaan ku sheegay in shuruud looga dhigo qaxootiga imaanaya Sweden in ay luuqada bartaan si baasaboorka