Maalinta Qaaxada Aduunka oo Maanta Caalamka laga xusayo
Aduunka waxaa maanta laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay cudurka qaaxada ama TB-da oo sanad kasta ku beegan 24 bisha maarso.
Qaramada Midoobay, saaxiibadeeda ka shaqeeya la dagaalanka TB-da iyo hay'adda caafimaadka aduunka ee W