Share with your friends via email

Dowladda Soomaaliya oo canbaareysay faragelinta Sweden ee Sacuudiga

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay cambaaraynaysaa talaabada Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Sweden ku fara-gelinayso arimaha gudaha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip