Share with your friends via email

Safiirka Soomaliya Switzerland oo Ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama

Sida ay Inoo Xaqiijiyen Dad Ku Dhaw Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Switzerland ayaa waxaa uu ku Dhaawacmay Weerar ay Masuuliyadiisa sheegtay al-shabab oo Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama Ee magalada Muqdisho

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip