Wariye Kalgacal oo Maalintii Labaad Dowlada u Xiran
Wariyaha Baarlamaanka u qaabilsan Goobjoog Fm, Cabdifitaax Xasan Axmed Kalgacal ayaa maalintii Labaad ku xiran xarunta dambi baarista ee CID, ka dib markii shalay ay hoygiisa ka wateen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ah.