Share with your friends via email

Bahda Shabadakada Warsheekh Waxey Tahniyada Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh Udirayaan, Mudane C/raxman Sheekh C/llaahi & Sahro Jimcaale Maxamed

Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Tafaftiraha Guud ee Shabakada www.warsheekh.com Mudane C/raxman Sheekh C/llaahi & Marwo Sahro Jimcaale Maxamed oo wiil ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip