Share with your friends via email

Maamulka Dayniile oo Guryo Shacab Leeyahay Waddooyin Dhex marsiiyay

Shacab ku dhaqan degmada degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ka cabanayaan wado la dhexmarsiiyay Boosas ay ku lahaayeen wado u dhaxeysay degmooyinka Deyniile iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip