Share with your friends via email

Faahfaahin Weeraro Xalay ka Dhacay Boosaaso

Wararka Naga soo Garaya Magalada Boosaaso ayaa Waxaa ay sheegayaan in Xalay Abaaro Saqdii Dhexe Weerar Lagu qaaday saldhiga Ciidamada Booliska Gobolka Bari Kaasi oo dhaliyay qasaaro kala Duwan taliyaha qeybta booliska gobolka Bari Cabdi Xakiin

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip