Share with your friends via email

Qiso Cajiib ah oo Dhex Martay Boqor iyo Laba Nin oo Addoomo u ahaa….Bal kaalay oo inala faa'ideyso.‏

Boqor ayaa maalin soo iibsaday labo nin oo addoomo ah, mid ayaa aad u qurux badnaa midka kalena wuu fool xumaa. Kadib markii ay qasrigiisa yimaadeen ayuu kii quruxda badnaa u diray qubays. Intuu ku maqnaa ayuu ku jeestay kii foosha xumaa, kuna yiri:

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip