Share with your friends via email

Beesha Murusade oo Maanta War soo Saartay(Sawiro)

May 24, 2015 – Waxgaradka Beelweynta Murusade ayaa isugu yimid maanta shirweyne uga furmay Caasimadda Muqdisho, shirweynahaas ayaa waxaa looga arinsaday Maqaamka Caasimadda Muqdisho/Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip