Daah-Furka Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta oo Cadaado ka Socda+R/Wasaaraha oo ka qeyb galaayo
Wararka Nagga Soo Gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi ay Haatan ka Soconeeyso Munaasabad lagu Daah-Furaayo Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta Goboladda Mudug iyo Gal-gaduud