Share with your friends via email

AL-SHABAAB MA MUJAAHIDIIN MISE ADEEGAYAAL AJNABI XUKUN DOON AH.MAQAAL AQRISTE

Bartilmaameedku waa in la dilo bulshada inteeda hormuudka ah, shaqsiyaadka hawlwadeenka ah, culimada iyo cuqaasha ay dadku dhegeystaan marka ay hadlayaan, aqoon yahannada iyo cid kasta ee bulshada waxtar u leh.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip