Share with your friends via email

Madaxweyne Xassan oo Maanta Shirka Golaha Wasiiradda ka qeyb Galay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxaana kulankan uu ku saabsan yahay arimaha la xiriira adkeynta amniga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip