Share with your friends via email

Gudoomiye Jawaari oo Cadaado Gaaray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa gaaray Magaalada Cadaado oo uu ka soconayo Shirka Maamulka loogu sameenayo Gobolada dhexe ee Dalka,waxaana lagu waad in uu ka qeyb galo Xaflad lagu dhaarinayo Baarlamaanka Cusub

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip