Baadi-goobka Carmaladda Al-shabab ka Tirsan oo la Xoojinaayo
Maxkamadda magaalladda Mombasa ayaa sheegtay in la kordhiyey amarkii soo qabashadda ee horey loogu jaray Haweeney u dhalatay dalka Britain oo lagu magacaabo Samantha Louise Lewthwaite oo lagu naanayso "Carmalladda Cad" iyo Nataaliya We