Dhageeyso:-Axmed Macalin Fiqi oo Xasan shiikh Eedeyn Dusha Uga Tuuray'''
Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi horayna ugu mid ahaa Musharaxiintii u tartameysay qabashada Xilka madaxtinimo ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in isbedel la sameeyo ay ku xiran tahay Madaxda dalka.