Share with your friends via email

MADAXWEYNE XASAN OO DHAGAX DHIGAY XARUNTA AKADEMIYADDA CILMIGA, FANKA & SUUGAANTA (DAAWO SAWIRO)

Muqdisho, 21 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sokeeye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip