Goor galaba, ayaa Ilbir, oo fadhiya gurigiisa gaarka ah, oo aan ka dheerayn xerada ciidanka, waxaa loo sheegay, in bannaanka marti u joogto. isagoo aan garan cida ay tahay martidu oo guntan macawis funaanad qaar ka sare ugu jirto, ayuu bannaanka u so