Maamulka Degamda Warshiikh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya tuulooyinka Muungaab iyo Gumaroow in ay si deg deg ah ku joojiyaan xabada, ayna ogaadaan in dagaal uu wiil ku dhinto, uusan wiil ku dhalan soo