Share with your friends via email

Ahlusunna oo Maxkamad soo Taagtay Wariyeyaal ay dhawaan ku xirtay Degmada Dhuuso-mareeb -

Degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa xilligan ka socota maxkamadeynta Afar Wariye oo ka mid ahaa Shan wariye oo dhawaan ay Xabsiga dhigtay Ahlusunna Waljamaaca, kuwaasoo xalay damaanad ahaan lagu sii daayay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip