Golaha Wasiiradda ayaa ugu horeyntii waxay warbixinta amniga ka dhageysteen Wasiirka Amniga, waxana sidoo kale golaha warbixin siiyey Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay waxqabadka Ciidanka Booliska, caqabadaha horyaalla, hiigsigoo