Hogaamiyaal Katirsan Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowlada
Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ku sugan halkaasi.