Khilaafkii Muddo Kordhinta Xukuumadda ayaa Maxkamadda Sare ee SL oo Go'aan kasoo saartay
Maxakamadda Dastuuriga ah ee Somaliland ayaa ka soo saartay go'aan dacwaddii ku Saabsanayd khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii loo sameeyay Xukumadda iyo Wakiillada Somaliland.