New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ee martigelinta shir madaxeed gaar ah oo dalalka