Wasiirka socdaalka Sweden Morgan Johansson ayaa telefishinka SVT u sheegay in dalka laga musaafurinayo 6000 qof oo magan-galyo doon ah kuwaasoo horey diidmo loo siisay. Wasiirka ayaa sheegay in ay waajibtahay in dadkaan wadanka laga saaro si ay boosk