Haweeneydii soomaalida ee ay booliska Norway toogteen oo xabsi loo taxaabay
Booliska dalka Norway ayaa maanta maxkamad horgeeyay haweeneydii soomaalita ee ay 18-kii bisha september ku toogteen xaafadda Gronland ee caasimadda Oslo, waxaana lagu xukumay afar isbuuc oo xarig ah inta meel laga saarayo kiiskeeda.