Share with your friends via email

Midowga Afrika oo sheegay inay dalka Burundi u dirayaan Kumannaan Askari oo Nabad-ilaalin ah

Ururka Midowga Afrika ayaa maanta sheegay inay u dirayaan dalka Burundi oo ay qalalaase siyaasadeed ka jiraan ciidammo nabad-ilaalin ah oo gaaraya 5,000 oo askari, si ay u difaacaan shacabka, isla markaana uga hortagaan inay sare u sii kacaan xiisada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip