Boliska Maraykanka oo shaaciyey magaca Ninkii Soomaaliga ee ku geeriyooday shilka gaari.
Boliska Degmadda Tukwila ee duleedka caasimadda dalka Maraykanka ee Washington ayaa sheegay in ay xireen Haweeneydii waday gaarigii geystay shilkii uu ku geeriyooday Nin Somali oo dhawaan u soo wareegay Maraykanka.