Share with your friends via email

Wasaaradda maaliyadda ayaa soo bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda oo ay shacabka kula wadagayso xogta dowladda

Muqdisho, 02, Jan, 2016….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxwe

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip