Share with your friends via email

Loollanka aydoolajiyadaha iyo agoonta aragtida ka arradan!

Waa labo dhacdo, oo kala fog. Midi waa farxad iyo dabbaaldeg, aayatiin iyo alalaas, midna waa dilid, gablamin, gumayn iyo deldelaad. Waa Laba fal, oo fikirkooda wata, ee ay ku yimaadeen ama ku dheceen, oo midna Iskama imaan, ee dhiraandhirin iyo dhab

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip