Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay ku ekeyd hunguri shaqsiyadeed, iyagoo helikara mid mansab oo macna iyo hunguri gobeedba siin kara, ayaa nimanka gogosha xafladda u fidsaneyd garanwaayeen dhowrista maamuuski maritda iyo weynaaneyn