Wasiirka arimaha gudaha Sweden Anders Ygeman ayaa warbaahinta u sheegay in ay dowlada Soomalia kala hadlayaan dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee sharciga loo diiday. Wasiirka ayaa wargeyska Dagens Industri u sheegay in qaxooti badan oo Soomaali ah