Share with your friends via email

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.3aad

Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa'ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip