Faah faahin: Weerar lagu laayay Shaqaalo Turki iyo Somali ah oo ka dhacay Muqdisho.
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay Weerar qorsheysan oo Kooxo hubeysan ay ku qaadeen Gaari ay la socdeen Muwaadiniin u kala dhashay Turkiga & Soomaaliya.