Bini-aadmiga Ilahay abuuray waxa uu ku kala gadisan yahay waxkasta oo Nolosha iyo Dabeecada ku saabsan ,sida aynu u kala wajiyada duwanahay ayaynu u kala dabeecad iyo aragti duwanahay ,Qofkastana Ilahay csw waxa uu siiyay Dabecad iyo dhaqan gooniya ,