Madaxweynaha: "Qaaradda Afrika Kaalin Weyn Ka Geysatey Taageerada Soomaaliya" + Dhageyso
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey.