War Deg Deg Ah:-Ra'iisul Wasaaraha Oo Ka Baaqday Safarkii Dhuusamareeb
Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi booqosho uu ku tagilahaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu ka qaaday.